opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Naadiga Watford oo dhibco looga Jari doono Warqad Bangi oo been abuur ah oo ay Samaysteen

FacebookTwitterGoogle+Share

Mid ka mid ah kooxaha Xiligaan ka dheela Horyaalka Premier League ayaa ku qasbanaan doonta in ay aqbasho Ganaax looga jarayo qaar ka mid ah dhibcaha ay shaqaysatay Xiligaan kadib markii lagu helay Cadayn Warqad Bangi oo been abuur ah oo ay Samaysteen.

Maamulka Naadiga Watford ayaa Cadeeyey in ay aqbali doonaan Ganaaxa dhibcaha looga jari doono Waxaase ,Madaxweynaha Xiligaan ee Watford Raffaele Riva uu ku doodayaa in maamulkii isaga ka horeeyey ay Sameeyeen fadeexada ku soo baxday Kooxdiisa.

Maareeyihii Cayaaraha Naadiga Watford Gino Pozzo ayaa lasheegayaa in uu Sanadkii 2014 kii Samaystey Warqad Bangi oo been abuur ah Taas oo ay Kutaalay lacag dhan £7 million Waxa uuna uga danlahaa sida lasheegay in uu dhaqaalaha kooxda kor u soo qaado si loogu ogolaado in ay dheeleen Horyaalka Heerka labaad oo ay Xiligaa ka Cayaarayeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook