opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabaddoon Muxumad Tarabi Shiikhow oo 80 jir ah oo Goor dhaw lagu dilay Muqdisho

3
FacebookTwitterGoogle+Share

Dableey Bastoolado wadata ayaa Goor Dhaw Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho ku Dishay Nabaddoon Muxumad Tarabi Shiikhow oo ah Waayeel 80-Sano jir ah.

Dilka Dableeydii fulisay ayaa Goobta ka Baxsaday,waxaana Goobta Dilku ka dhacay Gaaray Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Wararka qaar ayaa sheegaya in Nabaddoon Shiikhow uu ka mid ahaa Odayaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa Baarlamaanka Soo socda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook