opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Taageeray Cabdi Qeybdiid +Cod

axmed-diiriye-cali
FacebookTwitterGoogle+Share

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali Ayaa waxa uu ka hadlay War Kasoo baxay Beesha Caalamka.

Axemd Diiriye ayaa tibaaxay in ay Ku Khaldan tahay Beesha Caalmak inay Ka hadasho Arinta Xubnaha Aqalka Sare Ee Cabdi Qeybdiid.
Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug Ee dhawaan La qabtay ayaa waxa kasoo Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb diid) Waloow ay Ka biyo diiday Beesha Caalamka in Ninkaasi lagu soo biiriyo Dawlada Cusub.

Axmed Diiriye oo kusugnaa Doorashadii Aqalka Sare Ee Dhawaan ka dhacday Cadaado ayaa sheegay in ay aheyd mid xaq iyo Xalaal udhacday,in lagu Amaanana ay Galmudug mudneyd.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook