opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Cabdi Casiis Cali Xaarin Gaalkacyo Nabad ma ahan Dagaalne Kamajiro +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Nabadoon Cabdi Casiis Cali Xaarin oo kamid ah Nabadoonada puntland kasoo Jeeda Ayaa ka Hadlay Arinta ka Taagan Magaalada Gaalkacyo.

Nabadoonka Ayaa Sheegay in Gaalkacyo Nabad Aysan Aheyd Colaadna Aysan Aheyn Madama Dagaal uusan Hada Jirin lakin Ciidanka is Horfadhiyaan,

Waxa uu sheegay in Arinta Taagan la Dhameen karo lakin Dhibka jiro uu Yahay Dadka Heesta Ciidanka oo aan Rabin in Dagaalka la Joojiyo,

Waxa uu sheegay in Dadaalo Ay Wadaan Dhinacyada odayaasha Lakin uusan Dooneyn in uu Arintaasi ka Hor Dhaco uuna la Sugayo Xiligeeda.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook