opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Cunaaye Puntland Waxaa kasoodhaw Ruushka Ayaa lana Dagaalamaya +Video

nabadoon-cabdulaahi-cali-faarax-cunaaye
FacebookTwitterGoogle+Share

iyadoo Magaalada Gaalkacyo uu ka Socdo Dagaal Xoogan isla markana Dagaalka uu u Dhaxeeyo Galmudug iyo Puntland Waxaa Arintaasi ka Hadlay Nabadoon Cabdulaahi Cali Faarax Cunaaye,

Nabadoonka Ayaa Sheegay in Galmudug Markasta Raadineyso Nabad iyo Wanaag lakin Arintaasi Maamulka Puntland u Fasirteen Si kale lakin Hada kadib Leeska Dhiciyo.

Waxa uu sheegay in Hada kadib Ay Tahay in Maamulka Puntland leeska Dhiciyo Madama uu Heshoodkii ka Dhacay isla markana Wax Walbo ay ku Hadlayaan’

isagoo Hadalkiisa sii Wata Ayuu Sheegay in Puntland ay soo Wada Waxaa Dagaal Xoogan kula Jirnaa Ruushka iyo Galmudug oo nasoo Weeraray.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook