opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nabadoon Gaani oo ka Hadlay Dagaalka Maanta Mar kale Dib uga Qarxay Gaalkacyo +Cod

gaani
FacebookTwitterGoogle+Share

Afayeenka Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Mudug Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani ayaa ku baaqey in dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ay si sharuud la’aan ah ku joojiyaan xabada.

Nabadoonka ayaa sheegey in odoyaasha dhaqanka ay ku howlan yihiin sidii loo damin lahaa colaadan dib ugacuratay magaalada Gaalkacyo waxaana uu labada maamul uu ugu baaqey ianay nabada uhiiliyaan.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook