opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Neymar oo kashacbiyad batay Saaxiibkii Leo Messi

32241584
FacebookTwitterGoogle+Share

Xidiga dalka Braziil iyo Barcelona Neymar ayaa noqday Xidiga ugu shacbiyada badan dhamaan Cayaartoyda ay kooxda yihiin dhanka barta bulshada ee Instagram isaga oo ka hormaray Cayaaryahanka dalka Argentina ee Messi kaas oo kaalinta labaad galay.

Neymar ayaa ugu Sareeya 5 ta Cayaaryahan ee ugu bulshada badan Naadiga Barcelona waxa uuna leeyahay Saaxiibo Gaaraya 60.3 M kuwaas oo ay ku Saaxiibeen barta Instagram_ka.

Hadaba Waa kuwee 5 ta Xidig ee ugu bulshada badan Barcelona Gaar ahaan barta Instagram,
1. Neymar (@neymarj) 60.3 M
2. Leo Messi (@leomessi) 56.5 M
3. Luis Suárez (@luissuarez9) 16.9 M
4. Andrés Iniesta (@andresiniesta8) 14 M
5. Gerard Piqué (@3gerardpique) 9.5 M

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook