opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Nin aasayey qarax lagu qaarajin rabay taliyaha Booliska K/Galbeed oo la qabtay +Sawirro

3
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidanka Nabad sugidda maamulka K/Galbeed ayaa gacanta ku soo dhigay nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo miino ku aasayey magaalada Baydhaba.

Saraakiiisha ciidanka ayaa sheegay iney u suurtagashey inay gacanta ku soo dhigaan ninka oo diyaariyey qaraxyada, iyagoo xusay iney muddo ku daba joogeen ka dibna ay qabteen isagoo miino ku aasaya afaafka hore ee guri uu degan yahay taliyaha ciidanka Booliska K/Galbeed.

Ciidanka ayaa qaraxyada uu diyaariyey ninkaasi ka tirsan Al-shabaab ku soo bandhigay xarunta taliska ciidanka Midawga Afrika ee AMISOM ee magaalada Baydhabo.

Wasiirka hubka dhigista Maleeshiyaadka iyo tababarada ciidanka K/Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelay ayaa sheegay in ninkan la soo taagi doono maxkamad isagoo u mahad celiyey ciidankii soo qabtay.

1 2 3 4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook