opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ninkii Hogaminayay Cidanki Galmudug kula daglamay Godinlabe Oo Isasoodhiibay

FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Cadaado Waxaa Maanta Lagu soo Dhaweeyay Ciidan uu Wato Cabdi Qaadir Afweyne oo kamid ah Saraakiil Ciidan kaasi oo ku Sugnaa Deegaanka Godinlabe,

Sarkaalka oo Dhawaan Ciidanka Galmudug kula Dagaalamay Ayaa Lagu soo Waramaya in Wada Hadal kadib ay suura Gashay in Sarkaalka uu Galmudug isku soo Dhiibay,

Sarkaalka Ayaa soo Dhibitaankiisa Waxaa Dadaal Dheer u Galay Odayaasha Reer Galmudug oo Cadaado ku Sugan kuwaasi oo Dadaalka ku Guuleestay,

Waxaa Sarkaalka iyo Ciidanka Lagu Xareeyay Xaruun Ciidan Waxana Afar kamid Ah Ciidanka oo Dhaawac ah La Dhigay isbitaalka Cadaado Halkaasi oo lagu Dabiibayo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook