opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayaasha Beesha leelkase iyo Waxgradka Galmudug oo shir uga Soconayo Deganka laanwaley +Cod

lates
FacebookTwitterGoogle+Share

iyadoo Dagaalka ka Socda Magaalada Gaalkacyo uu Yahay Mid Salka ku Haya Beelaha Daga Gobolka Ayaa Mid kamid ah Beeshaasi Waxay kasoo Horjeedaa Dagaalka,

Beesha Leelkase oo kamid ah Beelaha Daga Gobolka Mudug Ayaa kasoo Horjeeda Dagaalka Ay Wadaan Puntland ee Gobolka Mudug iyadoo Galmudug kala Hadleysa in Dagaalkaasi ku jirin Leelkase’

Afayeenka Beesha Leelkase oo kulanka Qeeb ka ah isla markana Dagaalada Gaalkacyo ka Socda ayaa ka Warbixiyay Kulanka ka Socda Laanwaaley,

Waxa uu sheegay in Beesha Aysan Raali ka Aheyn Dagaalka Beelaha Qaar ka Wadaan Gobolka Mudug isla markana Arintaasi kasoo Horjeedaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook