opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayaasha Beesha Leelkase”Dagaal Siyaasadaysan ma Rabno”+Cod

big-news
FacebookTwitterGoogle+Share

iyadoo Dagaalo Ay ka Dhaceen Magaalada Gaalkacyo Galbeedkeeda iyo Xaafada Garsoor Waxaa Arintaasi ka Hadlay odayaasha Beesha Leelkase,

Odayaasha Beesha Leelkase Ayaa Sheegay in Dagaalka Xaafada Garsoor uu Yahay Mid Siyaasad Salka ku Haya isla markana ay Arintaasi kasoo Horjeedaan,

Nabadoon Yuusuf Sugule Warfaa oo kamid ah Odayaasha Beesha Leelkase Ayaa Sidoo kale Soo Dhaweeyay Mid kamid ah Odayaasha Beesha oo ku Sugan Galdogob Kaasi oo Dhawaan ka Hadlay Dagaalka isagoo ugu Baaqay in Puntland ka Baxdo Xaafada Garsoor,

Nabadoonka Ayaa Sheegay in Beel Ahaan ay isku Raacsanyihiin Sidii looga Soo Horjeesan Lahaa Dhibaatada Ay Wado Puntland isla marana Go.ankaasi uu Yahay Mid loo Wada Dhanyahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook