opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayaasha Beesha Leelkase”Puntland Ciidankooda Hala Baxaan Garsoor Hadii Kale Dagaalka Waji Kale ayuu Yeelanayaa +Cod

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Iyadoo ay Magaalada Gaalkacyo ka Taagan tahay xiisad colaadeed oo ka dhalatay dagaalkii shalay dhexmarey Galmudug iyo Puntland kuwaas oo dirirtu ku dhex martay xaafada Garsoor galbeed Ee magaalada gaalkacyo ayaa dagaalkaasi waxaaa ka hadlay afayeen u hadlay beesha dagta xaafada garsoor ee magaalada gaalkacyo waxaana uu tilmaamay in maamulka uu arintaasi uga golleeeyahay iska hor keenka beeshayada iyo Dowladda galmudug.

Afhayeen C/fitaax Cali Awale ayaa dhanka waxaana uu sheegey in odoyaasha Dhaqanka Galmudug ay kala hadleen sidii loo dajin lahaa xiisadaasi isagoo xuseyn in maamulka puntland ay halkaasi ciidamo far badan soo dhoobtay.
Afayeenka Ayaa maamulka Puntland waxa uu ugu hanjabay inay ciidamadooda kala baxaan xaafada garsoor hadii taasi dhici weydana uu dagaalku waji kale yeelan doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Odayaasha Beesha Leelkase”Puntland Ciidankooda Hala Baxaan Garsoor Hadii Kale Dagaalka Waji Kale ayuu Yeelanayaa +Cod”

  1. Anigoo ah Engr. A.T. Abdirahman una dhalay Qabiilka Ninka beenlowga ah sheegtey ayaan waxaan leeyahay Ninkaas uma dhalan Qabiilka uu sheegtey Leelkase/Reer Mohamed Hassan Afayeena, marka, waxaa lagama maarmaa ah in Shabaka Wardon.net ay meel saarto, Aflagaada iyo war beenta ah ee shaqsigaas ka sheegay Beesha u sheegay.

    Mahadsanid

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook