opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Odayasha Galkacyo oo shegay Sababta Hortaagan kala qaadista Ciidamada Galmudug iyo Puntland +Cod

gaalkacyo-3
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxgaradka Gaalkacyo ayaa markii ugu horaysay sheegay sababta iyo caqabadaha hortaagan in ay kala qaadaan Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee ku Dagaalamay Galbeedka Gaalkacyo Waxana Qaar ka Mid ah Waxgaradka Gobalka Mudug ay Shaaca ka Qaadeen in dhibaatada ugu wayn ay ka taagay in kala qaadista Ciidamada isku hordahiya ay puntland iyo galmudug ku xireen sharuudo adag oo aan labada dhinac cid fulin karta ay san jirin

waxa ay shaaca ka qaadeen in hadii nabad loo bahan yhy aysan suurto gal ahayn in sharuudo lagu xiro waxana ay tilmayan in odayasha ay hada ka quusanayaan in ay kala dhax galaan labada dhinac madama sharuuda labada dhinac ay wataan ay yihin mid aan macquul ahayn

Wali Gaalkacyo Waxa isku horfhiaya Ciidamada Galmudug iyo kuwa puntland waxana xalay sqdii dhaxe gaalkacyo soo garay labada dhinac gurmadyo hor leh oo xoojinaya ciidamada labada dhinac.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook