opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Paul Pogba oo Jose Mourinho u tilmaamay booska uu ku fiicanyahay in uu ka dheelo

pogba
FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryaahnka kooxda kubada cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa u tilmaamay Macalinkiisa Jose Mourinho booska uu doonayo in uu ka dheelo ee uu ku fiicanyahay,

Paul Pogba” Waxaan doonayaan in aan ka dheelo boos Weerar ah ama u dhow ee madoonayo in aan kadheelo khadka dhexe Gaar ahaan Nambarka Waanan u sheegay Jose Mourinho in aan halkaa doonayo in aan uga dheelo kooxdeyda Man United sidaa Waxa uu Pogba u sheegay Goal,com.

Xidigaan oo ah kan ugu qaalisan Caalamka ayaa Waxaa beryahaan ku socotey canbaareyn aad u ba an in kastoo uu Gool layaab leh u dhaliyey dalkiisa kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ay Holland la dheeleen.

Pogba ayaa Manchester United dib ugu soo laabtay Markii uu 2012 kii Juventus ugu biirey heshiiska Xorta ah waxa uuna laqaaday 4 Horyaal kadibna waxaa ay ku soo iibsadeen Lacagta ugu qaalisan Caalamka ee Cayaaryahan lagu iibsado.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook