opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland “Gaalkacyo Waxaa lagu wada deganaa Dulqaadka dadka reer Puntland, Dulqaadkii waa dhammaaday ”+Cod

gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Puntland ayaa mar kale ku celisay inay ayaandarro tahay in Kaalmada hubka iyo Saanadda ciidan ee caalamku dawladda federaalka ah ee Soomaaliya u siiyo inay argagixisada uga adkaato in loo adeegsanayo dagaalka Gaalkacyo islamarkaasina dagaalku uu yahay mid dano Siyaasadeed laga lee yahay.

Wasiirka Wasaaradda Deegaan, duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa hadalkaan ka sheegay goob dawladda Puntland ay ku soo bandhigeysay labo Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA oo si khaldan lagu soo geliyey Dagaalka Gaalkacyo.

“Gaalkacyo Xalkeedii waa soo dhawaaday, Gaalkacyo waxaa lagu wada deganaa dulqaadka dadka reer Puntland ee taas halla ogaado, hadduu dulqaadkaas dhammaado Gaalkacyo Waji cusub ayay yeelanaysaa” ayuu Yiri Wasiir Cali.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook