opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Dib Loogu Celiyey Musharraxiintii Aqalka Sare

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Guddiga doorashada heer Federaal ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug liiska musharraxiinta aqalka sare kadib markii ay soo buuxin waayeen shuruudihii loo baahnaa.

Liiska waxaa ka maqnaa qoondada haweenka, waxaana qaarkood aysan xitaa soo dhoweyn tirada haweenka musharraxiinta ah ee la doonayo iney ka qeybgalaan aqalka sare.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sidii loo baahnaa usoo buuxiyey liiskaasi, waxaana taasi ay keentay in guddiga u riyaaqo, maadaama haweenka Koonfur Galbeed ay kuraasta qaar iyaga kaligood u tartamayaan.

Waxay tani dib usoo dhigeysaa doorashada aqalka sare, waxaana laga yaabaa in maalmaha soo aadan ay hadane sii qaadato in dib loo soo saxo xubnaha aqalka sare.

sabab

sabab1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook