opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo Isbedel ku sameysay Musharaxiinta Aqalka Sare ee ka imaanaya deegaanada Puntland +COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo ay gadaal ka riixayaan Beesha Caalamka.

Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray Xubnaha la tartamayay Janaraal Moorgan.

Madaxweyne Gaas ayaa Liiskan cusub dib uso saaray, waxaana ka muuqanaya Xubno cusub oo isugu jira kuwo Siyaasada ku jiray iyo rag iy dumar ku cusub Saaxadda Siyaasadda.

Waxaa xusid mudan in horay Liiska looga reebay Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta u taagnaa Aqalka Sare ee Golaha Wakiilada Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay:

Kursiga 1-aad

Saynab Xaashi Biixi
Shukri Aadan Maxamed
Xaawo Ceynab Cabdi

Kursiga 2-aad

Hodon Maxamuud Cismaan
Basra Cumar Geelle

Kursiga 3-aad

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke
Aamino Aadan Cabdullaahi

Kursiga 4-aad

C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
Cabdi Mahad Abshir Cismaan

Kursiga 5-aad

Siciido Xasan Cismaan
Axmed Cabdalla Tigaana
Siciid Maxamuud Aaden
Maxamuud Maxamed Cali Bile

Kursiga 6-aad

Cabdirisaaq Cismaan Jurrile
Hodon Ismaaciil Cilmi

Kursiga 7-aad

Maxamuud Axmed Maxamuud
Faaduma Siciid Maxamed

Kursiga 8-aad

Maxamed Xirsi Morgan
Bootaan Barre Samatar
Maxamuud Cali Siciid

Kursiga 9-aad

C/xakiim Axmed Xaashi
Mahad Daahir Sheekh Nuur
Cabdiqaadir Faarax Shaaciye

Kursiga 10-aad

Cali Ismaaciil Cabdi Giir
Shukri Cabdilaahi Maxamud
Farxaan Cali Xuseen

Kursiga 11-aad

C/salaan Xaaji Maxamuud Dheere
Siciid Maxamed Cali
Faarax Cawad Jaamac

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook