opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo Qiratay in Dagaalkii maanta Dad Badan ay kaga Dhinteen +Cod

gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Saraakiisha maamulka Puntland ayaa ka hadlay Dagaalka maanta dib uga Bilowday magaalaca Gaalkacyo, Waxayna Sheegeen Inuu Khasaare Xoogan ka dashay dagaalka, Sidoo kalana maamulka Galmudug ayaa Puntland ku eedaysay in Hub Xoogan isticmaalayso.
Sargaalkaan Ka Tirsan Ciidanka Amaanka Puntland ayaa Warbaahinta la hadlay Xili Rasaas Goos-goos ah laga maqlayo Halka ay ku sugan yihiin ciidankaas.

Xaalada magaalada Gaalkacyo oo inta badan dadkii daganaa isaga baxeen ayaa hada u muuqata mid kasii daraysa, Iyadoona ayna Muuqan wax saan-saan Nabadeed ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook