opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo soo dhoweesey dhismaha maamul goboleedka Hirshabelle

cabdi-wali-gaas
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyey dhismaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle oo dhowaan lagu dhisay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa loogu hambalyeeyey hogaanka cusub ee loo doortay maamulka Hirshabelle.

Puntland waxay sheegtay iney taageero hiil iyo hooba la leh la garab istaagi doonto maamulka cusub ee Hirshabell inta uu cagahiiisa isku taagayo, iyadoo war-saxaafadeedka Puntland uu u qornaa sidatan.

hambalyo-page0001-640x905

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook