opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo UN-ka ku eedaysay Dagaalka Galkacyo +Cod

wasiir-pl
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiirka Duurjoogta dalxiiska Maamulka Puntland Dr. Cali Cabudullaahi Warsame ayaa ka hadlay dagaalka Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland.
Wasiirka u Hadlay Maamulka Puntland aya sidoo kale ka Hadlay Dhankooda Qasaraha ka soo gaaray Dagaalkaasi waxana uu soo Eedeymo kala duwan uu u jeediyay dhinacyo puntland ay u aamisan tahay in dagaalka gaalkacyo ay qayb ka yihiin, Kuwaasi oo ay kamid yihiin Dawlada somaliya iyo UN-ka.

Galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maalmahaan waxaa ka dhacayey dagaalo xoogan oo saameyn balaadhan ku yeeshay dadka ku Noolaa Gobolka Mudug.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook