opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Puntland oo wali ku adkeysaneysa in lagusooduulay +Cod

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Wasiiro ka Tirsan Puntland Ayaa Gaalkacyo ku Qabtay Shir Jaraa.id kaasi oo kaga Hadleen Dagaalada ka Dhacay Magaalada kaasi oo Duqeyn Xoogan Dhinac Socday,

Wasiirada ka Tirsan Puntland ee kala Ah Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska ee Maamul Goboleedka Puntland Prof, Cali Cabdulaahi Warsame Ayaa Shirka ka Hadlay Waxayna ku Sharaxeen Dagaalka Dhacay Sida uu Yahay,

Xubnaha Wasiirada Waxay Ku Celiyeen in Dowlada Somalia Ay ku Jirto Dagaalka ka Socda Gaalkacyo isla markana Arintaasi Ay Hoos ka Rixayaan,

iyagoo Hadalkooda Wata Waxay ku Celiyeen in Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Taardhuleyd uu Ciidanka Galmudug uu Dagaalka Amray.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook