opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qarax Culus Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka inaga soo gaaraya Wadada Warshadaha gaar ahaan nawaaxiga Warshada Taraqa iyo Sigaarka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax khasare geystay halkaasi lagula eegtay kolonyo ay la socdeen Ciidanka AMISOM.

Qaraxan ayaa la sheegay nuuciisa in uu ahaa Miinada nuuca dhulka lagu Aaso, waxaana uu qabsaday mid ka mdi ah kolonyada ay la socdeen Ciidanka AMISOM, sida ay Risaala u sheegeen Dadka Deegaanka.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Qaraxa kadib waxa ay gaareen goobta uu ka dhacay Qaraxa, waxaana ay halkaasi ka wadaan baaritaano iku aadan Qaraxan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook