opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qaraxyo goordhaweyd Ruxay Caasimada Waddanka Turkiga +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

Telefishinka CNN ayaa waxa uu goordhaweyd Baahiyey in Labo Qarax oo jugtooda waa weyn yihiin laga maqlay Caasimada Dalka Turkiga Ee Ankara.

CNN qeybta uu ku leeyahay Turkiga ayaa warkaan laga soo xigtay waxaana la weeraray Ciidan katirsan Booliska Dalka Turkiga oo Howlgal ka waday Ankara.

Sabtida oo saaka ah ayey qaraxyada dhaceen lamana oga khasaaraha ay geysteen inkastoo la sheegay in dad ku dhinteen.

Warka ayaa si faah faahsan weli loo soo bandhigin marka laga reebo in ciidanka Booliska la beegsaday oo Dhimasho iyo dhaawac uu geystay.

1 2 34 5 67 8 9 99

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook