opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Qudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo gabagabowday +Sawiro

01
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa xarunta uu kasocdo shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe ka bilaabatay dhageesiga Khudbadaha ay Musharxiinta Madaxtinimo ee maamulka Hirshabelle u jeedinayaan Baarlamaanka Maamulkaasi.

Hoolka waxaa ku sugan Masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Gudoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle, Musharixiita u taagan Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle iyo marti sharaf kala duwan.

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle waxaa u tartamaya Sadex Musharax oo kala ah Maxamed Cabdi Waare ,Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Cali Maxamed Carraale , kuwaa oo bilaabay in ay hada jeediyaan Khudbadaha waxqabadkooda hadii loo doorto Hogaanka Maamulka Hirshabelle.

Waxaa sidoo kale Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabelle u sharaxan labo Musharax oo kala ah Gudoomiyihii gobolka Shabeelaha Dhaxe Cali Guudlaawe iyo Musharax Cali Xasan Taakow, waxaana la filayaa musharixiintan in iyana jeediyaan khudbado ku aadan waxqabadkooda.

01 6 037 1 23 4 58 9 6677 88

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook