opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Reer Mudug oo si kulul ula hadlay Galmudug iyo Puntland +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Qaybaha kaladuwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen uga hadlay xaalada magaalada Gaalkacyo iyo dagaalada xiligan ka socda xal buuxa looga gaari lahaa.

Ururadaha Haweenka iyo Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa kulankan Baaqa ah ka sheegay inaysan Marnba u dulqaadan doonin dagaal ka socdo magaalada Gaalkacyo lasii huriyo islamarkaana hadii la joojin waayo ay faraha la geli doonaan.

Shalay ayaa markale waxa Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ku wada dagaalamay ciidamo kal taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug taas oo meesha ka saareysa wada hadaladii laga hdex wada laabda Maamul.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook