opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sawirada Gudaha Ee Hotelka Cusub ee Cristiano Ronaldo

FacebookTwitterGoogle+Share

Xidiga Xulka dalka Portugal iyo Naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka soo dhex muuqday Gudaha Hotelkiisa Cusub ee dhawaan laga furay Caasimada dalkiisa ee Lisbon kadib Guushii ay Xalay 6-0 ku garaaceen Faroe Islands,

Cristiano Ronaldo oo 1 Gool kaliya dhaliya kulankii Xalay ayaa Waxa uu Gaaray Hotelkiisa Magaalada Lisbon halkaa oo uu kula hadlay Macaamiil aad u badan oo deganaa Hotelka kuwaas oo ku faraxsanaa in ay weji ka weji ula kulmaan Xidigaan oo ay Taageeraan,

Hotelka Cristiano Ronaldo oo ah kii labaad ee uu furo ayaa Waxa uu ka koobanyahay 82 baarto oo deegaan ah Waxaana qol kasta kujira Internet faasti ah dhalo aad u weyn oo aad ka daawan karto wax kast oo aad dooneyso Waxaa kaloo aad halkaa kaheli kartaa PlayStation 4 balse Waxaa intaas oo dhan kaa xiga in aad bixiso Lacag dhan £890 habeen kasta,

Cayaaryahanka Real Madrid ayaa Hotelkiisa Cusub waxa uu ugu Magacdaray Pestana CR7 Lisboa’Waxaana loo dhisay oo loo qalabeeyey qaabka uu Ronaldo u jecelyahay in uu Noolaado oo isaga ayaa dalbaday habka loo qalabeeyey Hotelkiisa oo aad Habeenkii ku Seexan karayso €200 00 u dhiganta (£176) meelaha Caadiga ah halka VIP du ka qaalisantahay intaas oo kor ayaan ku soo sheegnay Lacagteeda.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 CR Suite (5)[1].jpg CR Suite (9)[1].jpg

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook