opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sergio Aguero oo shaaciyey Cayaaryahanka uu Waligii ka Taageeri jirey Premier League

Generated by  IJG JPEG LibraryGenerated by  IJG JPEG Library
FacebookTwitterGoogle+Share

Weeraryahanka kooxda kubada cagta Manchester City Sergio Aguero ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahankii uu weligii Taageeraha u ahaa Gaar ahaan inta ka dheesha Horyaalka Premier League dalka England.

Sergio Aguero oo dhawaan Waraysi dheer siiyey ESPN ayaa cadeeyey in uu Markasta jeclaa oo uu Taageere qaas ah u ahaa Cayaaryahankii Naadiga Chelsea khadka dhexe uga dheeli jirey ee Frank Lampard kaas oo sidoo kale Nasiibkiisu siiyey in ay iska Garab dheelaan Xiligii ay isla Joogeen Manchester City.

Frank Lampard ayaa Noloshiisa inta badan waxa uu u dheeley Naadiga London ka dhisan ee Chelsea Waxa uuna ka midyahay Xidigaha Saka hore kaga jira Gooldhalinta Horyaalka Premier League sidoo kalana waa kan ugu Goolasha badan Kooxda Chelsea,

Cayaartoyda ugu Goolasha badan Horyaalka England.

1: Alan Shearer – 260
2: Wayne Rooney –194
3: Andy Cole – 187
4: Frank Lampard – 175
6: Robbie Fowler – 163
7: Michael Owen – 150
8: Les Ferdinand – 149
9: Jermain Defoe – 147
10: Teddy Sheringham – 146
11: Robin van Persie – 127
13: Robbie Keane – 126
14: Nicolas Anelka – 125
15: Dwight Yorke – 123
16: Steven Gerrard – 120
17: Ian Wright – 113
18: Dion Dublin – 111
19: Emile Heskey – 110
20: Ryan Giggs – 109

21: Sergio Agüero – 107

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook