opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shakira oo dab ku sii shiday qilaafka Cayaartoyda dalka Spain

FacebookTwitterGoogle+Share

Fanaanada Caan ah ee u dhalatay dalka Colombia Shakira oo sidoo kale ah Xaaska daafaca Xulka dalka Spain iyo Barcelona Gerard Pique ayaa Sawir ay soo dhigtay barteeda bulshada waxa uu abuuray muran aad u badan.

Shakira ayaa Waxa ay sheegtay in ay Goordhow soo bandhigi doonti Hees Cusub oo ay qaaday Taas oo ay ugu Magacdartay Chantaje,Heeskaas oo ay ku Taageereyso Ninkeeda oo dhawaan sheegay in uu kafariisan doono Cayaaraha Caalamiga ah.

Taageerayaasha dalka Spain ayaa Fikiro kala duwan ka bixiyey heesta iyo Sawirka ay hayso oo Muujinaya Love ay duldhigtay Gerard Pique istilaab ay Saartay Xidigaha kala ah Sergio Ramos, Iker Casillas.Waxaana inta badan dadka dalka Spain dheheen maya hakala qaybin Cayaartoyda dalkeen ee ka dhex bax fadlan.

Gerard Pique ayaa dhawaan shaaciyey in uu gebi ahaan soo gaba gabayn doono u Cayaarista Xulka Spain kadib markii sida uu sheegay uu u adkeysan waayey dhibaatada Joogtada ah ee uu kala kulmo Xiriirka Cayaartoyda qaar iyo Taageerayaasha Waxaana lagu Xagliyaa Xidigaan in uu doonayo Spain in ay kala Go do oo ay 2 dal Noqoto.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook