opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shariif Xasan oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay +Cod

shariif_xasan
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shacabka deegaanada Koofur galbeed Soomaaliya ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Hay’addaha amaanka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo sugida amaanka deegaanada Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in shacabka iyo Hay’adaha amaanka hadii ay si wada jir ah iskula shaqeeyaan in laga wada guuleysanayo cadow walbo.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook