opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shariif Xasan oo ku dhawaaqaya inuu yahay Musharax

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Sida ay sheegayaan Illo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Maamulka Koofur galbeed Madaxweynaha Maamulkaas Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Beri ku dhawaaqi doono inuu yahay Musharax u tartamaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya .

Wararka ayaa sheegaya in Beri uu Magaalada Baydhabo uga dhawaaqayo Madaxweyne Shariif inuu yahay Musharax u taaqan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Doorashada la filayo in ay dhacdo Bisha November ee Sanadkaan.

Lama Oga sida uu isku Waafajin doono Xilka Madaxweynaha Koofur galbeed ee uu hadda hayo iyo Musharaxnimada Xilka Madaxweyne.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook