opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sheekh Cali Dheere Oo Dhintay

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Waqooyi Galbeed ayaa sheegaya inuu dhintay Sheekh Cali Axmed Xasan oo loo yaqaaney Sheekh Cali Dheere, kaasi oo caan ka ahaa magaaladaasi.

Sheekha ayaa iska xanuunsanayey maalmahan dambe, wuxuuna yaalla isbitaalka weyn ee Hargeysa, balse goor dhow ayaa la xaqiijiyey inuu xijaabtay.

Sheekha ayaa caan ku ahaa ka wacyo gelinta dadka xumaha, farista wanaagga iyo jaceylka in lagu dhaqmo shareeca Islaamka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook