opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

“Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh waxay Muujiyeen in ay Leeyihiin MUQDISHO”+ VIDEO

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Xaaji Maxamed Yaasin oo ah Musharax u taagan Xilka madaxweynaha Soomaaliya Ayaa waraysi uu bixiyey uga hadlay dib u dhaca ku yimid Doorashada, Wuxuuna Ku eedeyey Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha inay talada Dalka Ku fashilmeen, oo mar kale ay Doonayaan Inay wakhtiga ka Lumiyaan Soomaaliya.

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Musharaxiinta Madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Isagoo sheegay Inuu Sheekh Shariif Bur-buriyey Go’aankii dowlada soo saartay Musharaxiinta, Wuxuuna Sababta uga Dhigay Inuu yahay Nin kasoo jeeda Magaaladda Muqdisho ayna Qabiil Ahaan Isaga Iyo Xasan Sheekh Muqdisho Uga Xigsadeen Musharixiinta kale.

Maxamed Yaasiin ayaa Sheegay in Soomaaliya Maalinba Hogaanka midka qabta, in lagu jebiyo Mid kale, Wuxuuna sheegay inaan la daawan karin Xaalada dalku ku jiro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook