opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sheekh Shariif Oo Ku Dhow Inuu Ka Laabto Musharraxnimadiisa

FacebookTwitterGoogle+Share

Warar ay Heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed u dhow dahay in uu ka laabto musharraxnimadiisii xilli uu hadda soo wajahay walwal badan.

Sheekh Shariif ayaa lagu soo waramayaa in uu garbihiisa ka waayey rag badan oo isaga u ololeynayey, kuwaasi oo ku biiray Kooxda Damuljadiid, kadib markii uu isaga xumeeyey.

Shariif ayaa la sheegay in saaxiibadiisii qaaliga ahaa qaarkood uu iska dheereeyey, taasi oo isna lama filaan uga dhigtay markii ay ku biireen Damuljadiid, si ay uga soo horjeestaan ololihiisa.

Xog muhiim ah ayaa sheegeysa in Aalsha Sheekh ay ku guul dareysatay helista inta badan kuraasta aqalka sare, iyo sidoo kale aqalka hose, waxyna taasi keentay in Sheekh Shariif baqo.

Haddii aanu sheekh Shariif arrintaan kusii socdo waxaa macquul ah inuu waayo rag kale oo hadda isaga u dhow, wallo la doonayo in raggii la xumeeyey dib loo soo celiyo, balse uma muuqato mid macquul ah oo dhici karta.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook