opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Lagu Ansixiyey Guddoomiyaha Cusub C/qaadir Jirde Iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Xirsi

FacebookTwitterGoogle+Share

Shir weynihii koobaad ee Xisbiga WADDANI ayaa hadda lagu doortay cod aqlabiyad ah Guddoomiyaha Cusub ee Xisbigaasi Md. C/qaadir Jirde,kaas oo ay dhammaaba ergadii ka soo qayb-gashay shirkaasi ugu codeeyeen cod gacantaag ah, waxaana xusid mudan in aanay jirin cid diiday iyo cid ka aamustay-na aanay jirin.

Dhaka kalene waxa isna lagu doortay shirkan oo hadda ka socota huteel Ambassador ee magaalada Hargeysa hoggaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Xaaji Cali Xasan,iyadoo cod aqlabiyad ah loogu ansixiyey. Sidoo kalana waxa madashan shirka golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI lagu asixyey xeerka Xisbiga WADDANI iyo barmaamij siyaasadeedka Xisbiga WADDANI

2_fotor

1_fotor

Waxaana hada si rasmi ah goor dhaw u bilaabmi doonta codeynta iyo kaala saarista musharaxiintaasi.

3_fotor4_fotor5_fotor6_fotor7_fotor8_fotor9_fotor

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook