opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Sidee Beelaha Jubbaland loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare ?

axmed-madoobe
FacebookTwitterGoogle+Share

Xog Hordhac ah oo ay heshay Warbaahinta Wardoon.net ayaa sheegeysa Qaabka beelaha Jubbaland loogu Qeybiyey Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

Beelaha Jubbaland Sida ay u kala helaan iyo Liiska Qabaa’ilka deegaanada Jubbaland ee Aqalka Sare.

Beesha Kuumade:3 Xubnood
Beesha Sade: 2 Xubin
Beesha Harti: 1 Xubin.
Hawiye: 2 xubin

Waxaa xusid mudan in beelaha qaar muran xoogani ka jiro waxaana idiin Balan qaadaynaa inaan idiinsoo gudbino isbadalada jira.

FG: Wardoon.net Xogtan waxay ka heshay ilo ku dhow Madaxtooyada Jubbaland, markastana wax ayaa iska bedeli kara Maadaama Weli Madaxweynaha Jubbaland uu ku howlan yahay Diyaarinta Liiska Xubnaha Aqalka Sare, Dib ayaana idin kala socodsiin doonaa waxa iska bedela.

Horay waxan idin kugu soo gudbinay Qaababka Beelaha Maamulada Galmudug iyo Puntland loogu qeybiyey Xubnaha Aqalka Sare.

Guddiga Doorashada ayaa Maamul Goboleedyada u qabtay Muddo labo maalin ah inay ku soo gudbiyaan Liiska Xubnaha Aqalka Sare, waxayna mudadaasi ku egtahay Berri oo Jimco ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook