opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Simon Mignolet oo Goob Kafeega lagu gado ka furtay Magaaladii uu ku dhashay+Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Goolhayaha kooxda kubada Cagta Liverpool ee u dhashay dalka Belgiumka Simon Mignolet ayaa Maqaaxi uu leeyahay oo lagu iibiyo Kafeega Waxa uu soo dhigay bartiisa bulshada isaga oo sheegay in uu ka furtay Magaaladii uu ku dhashay,

Simon Mignolet oo ah Goolhayaha koowaad ee Naadiga weyn ee dalka England Liverpool ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in Tuuladii uu ku dhashay ee dalkiisa uu kafuro Goob laga heli karayo Kafee Wanaagsan oo la mid ah kan laga helo Caalamka kale.

Goolhayaha Liverpool ayaa Maqaaxidiisa ugu Magac daray ‘TwentyTwo Coffee’Waxaana uu yahay Nambarka uu u qaato kooxdiisa iyo Xulka dalkaBelgiumka isaga oo ku cusuumay cid kasta oo dooneysa in ay halkaa Kafee cabaan.

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook