opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntlad oo eedeyn u jeediyay Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Gaas +Cod

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal Kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in la marin habaabiyay Xubin ay ku lahaayeen Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in soo xulista Ergooyinka ay faraha kula jiraan Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, iyo Guddiga doorashooyinka.

Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in ay ka xun yihiin in la masuq maasuqo oo la marin habaabiyo Xubintooda.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook