opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siyaasiyiinta Soomaaliland “Kama qeyb galeyno Doorashada 2016-ka+ Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasiyiinta ku jirta Dowladda Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Maamulka Soomaaliland iyo waxgaradka ayaa sheegay in aysan ka qeyb galaynin Doorashooyinka lagu wado in Soomaaliya ay dhowaan ka dhacaan.

Suldaan Saciid oo ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda Soomaaliland ayaa sheegay in aysan diyaar u aheyn in ay qeyb galaan Doorashada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay siyaasiyiinta iyo sidoo kale waxgaradka Soomaaliland kasoo jeeda ee la shaqeeya Dowladda Soomaaliya in aan laga qeyb gelin go’aanadii ka soo baxay shirarkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacayay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook