opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Siyaasiyiintii Isbahaysiga Mucaaradka Ee Ka Soo Go’ay Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani +VIDEO

FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasiyiintii Isbahaysiga ee ka soo go’ay xisbiga Kulmiye ayaa sirasmiya ushaaciyay inay ku biireen xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida ay ku sheegeen shirjaraa’id oo maanta ka dhacay Hargaysa.

Wararka hordhaca ah ee ka soo baxay kulankan ay yeesheen siyaasiyiinta isbahaysiga iyo xisbiga Waddani ayaa intaasi ku daraya in xaflad wayn oo ay ku shaacinayaan ku biirista Xisbiga Waddani ay maalmaha soosocda ay qaban doonaan.

Kulankan lagaga dhawaaqay ku biirista ayaa waxaa goob joog ka haa gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa wada hadalo saxaafadu dibad joog ka ahayd ay ku dhexmarayeen Siyaasiyiinta isbahaysiga iyo Xisbiga Waddani.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook