opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Soomaali weeraray safaarada Maraykanka ee Nairobi oo Latoogtay +Sawirro+Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Nin maanta lagu toogtay albaabka Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa noqday Soomaali ka soo jeeda gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Ninkan ayay sheegeen Booliska Kenya inuu yahay 24 sano jir ah oo ka soo jeeda degaanka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya, laakiin ma sheegin magaciisa.
Saraakiisha FBI-da Mareykanka oo goobta lagu dilay ninkan Soomaaliga ah tagtay ayaa ka qaaday dhiig iyo calaamado kale oo baaritaan dheeraad ah ay ku sameeyaan, waxaana la sheegay inuusan wadan wax telefoon Mobile ah, laakiin laga helay SIM Card-ka Safari.

Wuxuu isku dayay inuu si xoog ah ku galo safaarada Mareykanka, isagoo sarkaal ilaalo ah Mindi uga dhuftay wejiga, intii aan toogasho lagu dilin.

us1

Armed U.S. Embassy personnel stand guard near to the body, right, of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo/Moses Muoki)

Armed U.S. Embassy personnel and Kenyan police stand guard near to the body of a man who was killed outside the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya Thursday, Oct. 27, 2016. The man was shot dead after stabbing a policeman guarding the perimeter wall of the U.S. Embassy in Nairobi and trying to take his gun, a Kenyan police official said Thursday. (AP Photo)

nairobi92

nairobi93

nairobi6
somkenya

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook