opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Soomaaliland “Cidna laguma wareejinin Garoonka Diyaaradaha Hargeysa”+Cod

siilaanyo-3
FacebookTwitterGoogle+Share

Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu war ka soo saaray hadal maalmahan la isla dhexmarayay kaas oo ku aadanaa in Garoonka Diiyaaradaha Magaalada Hargeysa lagu wareejiyay Dowladda Emarates-ka

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Maamulka Soomaaliland Farxaan Aadan Haybe oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay in arrimahaasi aysan waxba ka jirin, oo ay yihiin kuwo dano gaar ah laga leeyahay.

Wuxuu sheegay in Emirate-ska ay Madaxweynaha Soomaaliland weydiisteen in Garoonka qeyb ka mid ah ay ka sameystaan Howlo iyaga u gaar ah, welina codsigaasi aan la aqbalain.

Maamulka Soomaaliland ayaa horey Dekada Magaalada Hargeysa waxa uu ugu wareejiyay shirkad lagu magacaabo DP-World oo hada maamuleysa Dekadaaasi.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook