opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Soomalida oo Banaanbax ka Dhigtay UK +Cod

15ab
FacebookTwitterGoogle+Share

Boqolaal Soomaali ah ayaa Banaanbax ka dhigay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo ay siwayn uga hadleen Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jamaal Maxamuud oo lagu dilay Xabsi ku yaala Dalka Ingiriiska, waxayna Banaanbaxa ka hordhigeen Wasaarada Cadaalada.

Xaawo C.raxmaan Xirso oo ah Hooyada dhashay Wiilka la dilay ayaa sheegtay in Wiilkeeda Xaqdaro lagu dilay, Markii horana Lagu xiray Xaqdaro, Waxayna sheegtay in markii hore ay moodaysay in Wiilkeedu uu joogo meel Nabad ah.

Waxay ka warantay Dhacdooyin ay la Kulmi Jirtay marka ay soo Booqoto Wiilkeeda, “Marka aan soo Booqdo Si Xun ayaa la ii Baari Jiray, Timahayga ayaa la Fur-furi jiray, EEY ayaa la i marsiin jiray, Laakiin waan ku Faraxsanaa inaan Wiilkayga soo Arko” ayay tidhi.
Waxay sheegtay inaan loosoo sheegin markii Wiilkeeda uu dhintay, Sidoo kalana aan wax Faah faahin ah laga siin, Waxay sheegtay inuu wiilkeedu Jiray 21-sano, Iyadoona uu hada ka tagay Xaas ay isku da’yihiin iyo Ilo-mar oo Jira 10-Bilood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Soomalida oo Banaanbax ka Dhigtay UK +Cod”

  1. maxamed sulub says:

    waxkasta oo dhibato ah oo somara ummadda somalida waxa kamasuul ah dadka nabadiida ah,sida laga warqabo ummadda somalida waxay ukala yacday 4 bayna joho melkasta oo adunaka ah wa ku dhibateysan tahay, hadey gudaha tahay iyo dhibatada qurbaha,wilka jeelka kudhintay magalada london iyo midka xabadu ku dishay galkacyo somaliya,waxay mujinaysa in qofka somaliga ah melkasta oo uu jogo shidido ku haysato,tas oo aay sababteda leyihin dadka dawladnimada didan oo wali siwada shidada ummadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook