opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suldaan Cabdi Gorod‘’Cabdiweli Gaas Waxa uu ka Helo ayuu Leeyahay Puntland Nabad kama Rabto Gaalkacyo’’+Cod

gorod-weeye
FacebookTwitterGoogle+Share

Suldaan Cabdi Gorod Qaamuus ayaa si kulul uga hadlay colaadda ka taagan galbeedka magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeysa Galmudug iyo Puntland Waxaana Sidoo kale wuxuu ka hadlay duqeyntii Maraykanka ka geystay degaanka Jeexdin oo koonfurta kaga beegan Gaalkacyo 15KM isagoona Shegay in Colaada Gaalkacyo ka Soo Cusbooonatay ay Salka ku hayso Dhibaatadii Mareykanka uu Gobalka Mudug ka Geestay.

Wuxuu eedeeyay madaxda Puntland oo uu ku sheegay in aysan wax masuuliyad ah garanaynin isagoona Madaxweynaha Mamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayuu ku tilmaamay in dhibaato iyo buuq ka heysta gudaha Puntland uu ku qarinayo dagaalka Gaalkacyo oo dadweynaha uu isaga sii jeedinayo.

Arimo badan oo Quseeya Gaalkacyo iyo heshiiskii Lagu Soo Dagay ayuu sia aad ah uga Hadlay waxana uu Shacabka  Gobalka Mudug uu ka Dalbaday in Nabada Gobalka Ay iyagu leeyihiin.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook