opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud Oo Norway Lagusodhaweyay +Sawirro +Video

img_2698
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maalinti shalay Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norway Xaflad sodhawayn ah loogu sameyay Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud oo maalmahaanba joogay Oslo isagoo Dowlada Norway kahelay casuumad taasoo ahayd mid loosameeyay 22 wadan oo afrikan ah oo loogaga hadlayay Nabdaynta khilafaadka kajira aduunka gaar ahaan Afrika.
Suldaan C/salaan ayaa ahaa qofka kaliya ee matalayay Somaliya.
Xaflada ayaa ahayd mid is barasho iyo kala waqadasho maadaama uu Suldaanku Dalka joogay mudo 7 maalin ah.
Dadkii halkaas kahalay ayaa aad usoodhaweyay Suldaanka C/salaan waxayna sheegeen suldaanku inuu yahay Suldaan Soomaaliyeed weliba Suldaan Nabadeed oo lagu yaqaan inuu u ololeeyo Nabada Kana sooqayb qaatay Nabdaynta Meelo badan oo Colaado kajireen Somaliya.
Suldaan C/salaan oo ugu dambayntii halkaas kahadlay ayaa kamahad celiyay soodhawaynta iyo sida qimaha lahayd ee Jaaliyadu uga sooqeyb gashay .
Suldaan C/salaan ayaa kasheekeeyay Howlihi faraha Badnaa ee Dhinaca Nabadaynta ah ee uu Soomaliya kasooqaybtay intii Suldaanka ahaa iyo weliba yaraantiisa.
Waxaa Xusid mudan in Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud uu Hada Diyaarinayo PHD.

1 2 3 4 img_2536 img_2537 img_2539 img_2540 img_2541 img_2544 img_2545 img_2546 img_2548 img_2549 img_2550 img_2551 img_2553 img_2556 img_2558 img_2559 img_2561 img_2562 img_2563 img_2565 img_2566 img_2568 img_2569 img_2570 img_2571 img_2575 img_2576 img_2577 img_2578 img_2579 img_2580 img_2581 img_2588 img_2597 img_2598 img_2599 img_2623 img_2632 img_2635 img_2640 img_2650 img_2672 img_2673 img_2674 img_2675 img_2676 img_2678 img_2679 img_2680 img_2682 img_2683 img_2686 img_2687 img_2689 img_2690 img_2694 img_2695 img_2696 img_2697 img_2698 img_2699 img_2700 img_2701 img_2702 img_2704 img_2705 img_2706 img_2707 img_2708

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook