opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taariikhda Markii koowaad oo la isticmaalay Kaarka Cagaaran

green-card_14csibh00rc421f9lid4q41k9x
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa Taariikhda Markii koowaad la isticmaalay kaarka Cagaaran ee lagu abaal Mariyo Cayaaryahanka Sameeya waxa Wanaagsan ama Waxa loo yaqaan fair play.

Weeraryahanka Naadiga Heerka labaad ee dalka Talyaaniga ee Vicenza Cristian Galano ayaa Galay Taariikhda Kubada cagta kadib markii loo diiwaan geliyey in uu yahay Cayaaryahankii koowaad ee lasiiyo Kaarka Cagaaran.

Xiriirka kubada Cagta Talyaaniga ee loo soo Gaabiyo FIGC ayaa sheegay in bilaabeen bixinta Kaarka Cagaaran kaas oo looga danleeyahay in Cayaartoyda dheesha kubada Cagta ay ku dhiiradaan in ay Sameeyaan Wax wanaagsan .ama fair play isla Markaana aan la siin oo kaliya Jaale iyo Roose.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook