opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyaha Booliska B/weyne oo War Lagu Wareeyey Shaaciyey +Cod

3b49f6d5e20d28b45268
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxa Gelinkii dambe ee shalay  Nin Hubeysan uu dad Shacab ah ku Dilay Bartamaha Magaalada B/weyne Ee Gobolka Hiiraan iyadoo Dilkaasina uu Saameyn Reebay.

Dadka deggan B/weyne ayaa cabsi ay soo food saartay Xalay Maqribkiina ay guryahooda iskaga xaroodeen oo Bandow iskood ah ayey isa saareen.

Ninka dilka Geystay waxa la sheegay inuu Aano Qabiil Dadkaasi Ubeegsaday xilli ay fadhiyeen Meel Shacabku ku badnaa oo ku taalla Xeradii Hore Ee Daraawiishta Degmada B/weyne waxaana dhintay 2 qof iyadoo 3 kale ay dhaawacmeen.

Taliyaha Ciidanka Booliska Beled-weyne Cali Dhuux Mahad Alla ayaa sheegay in ay hadda ku raad joogaan gacan kudhiiglaha falkaasi geystay.

Waxa uu Cali Dhuux Sheegay inaysan weli soo qaban ninkaasi balse ay ula mid tahay inay gacanta ku hayaan taasi oo dadku ku wareereen waxa uu kala jeedo taliyaha Hadalkaasi.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook