opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyaha Ciidamada Darwiishta Gobolka Mudug Daacish ayaa Puntland logaga keenay Yaman +Cod

hqdefault
FacebookTwitterGoogle+Share

Xasan Faarax kaarshe oo ah taliyaha ciidamada darwiishta gobolka mudug oo gor dhow la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in galabta ay fashiliyeen weerar ay soo qaaden ciidamada maamulka cabdi wali gaas ee puntland

Taliyaha ayaa waxa uu shegay in maleshiyadka puntalnd ay wadaan daan daansi xoogan oo ku aadan hurinta colada gobolka mudug isagona intaasi ku daray in ilaa iyo hadda aysan wax cashir ah ka baran jabkii dhawan ay u gesyteen ciidamada difaaca galmudug balse waxaa uu tilmamay in dhawan ay la kulmi doonan jab xogan oo aysan ka soo kabsan doonin sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntii xasan faarax gaarshe aya sheegay in ciidamo daacish oo laga keenay wadanka yaman ay ku soo biireen dagaalka ay kula jiraan mamulka puntland isagoona sheegay in galmudug ay la socota saraakiisha daacish ee dagaalka ku soo biirtay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook