opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyaha Hay’adda Socdaalka oo Inkiray in dad Qasab loogu sooceliyo Somaliya +Cod

Share

Taliyaha Hay’adda Socdaaka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin wax Heshiis ah oo ka dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Dalal ka mid ah Yurub oo laga soo Celiyo Qaxooti Soomaali ah,waxaana uu Xusay in haba yaraatee aysan dhicin in Soomaaliya iyo Dalalkaas aan soo sheegnay aysan dhicin in ay ku wada heshiiyeen in Qaxootiga Soomaaliya ee wadamada Yurub Dalal ka mid ah galay lagu balamay in Soomaaliya lagu soo celiyo.

Sidoo kale Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa Xusay in Talaabo Sharciga Waafaqsan laga qaadi doono Dadka sida Sharci darada ah ku bixiya Baasaboorka Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Taliyaha Hay’adda Socdaalka oo Inkiray in dad Qasab loogu sooceliyo Somaliya +Cod”

  1. Tuuk ku yimid qabyaalad maxuu kanaxayaa qancinta habargidir fasan shiiq uu qancinaayo buu ku yimid mana yaqaan sharciga waaxda socdaalka lakin qabyaalada baa ka dhintay wareysiga aa ka qaadeen baaba qalad ahaa

    1. Wacan says:

      Waa runtaa wajigiisa ayey ka muuqata caqli iyo aqoon xumadiisa
      Gaalada ka tuuga ah iyo ka kale way kala taqaan markaa isaga cilmi wadani ma qusayso ee hungurigii ayaa u daran qudhunka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook