opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyaha ugu Sareeyay Ciidamada Jabuuti oo Goor dhaw Gaaray Baledweyne

FacebookTwitterGoogle+Share

Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Jabuuti iyo Saraakiil kale ayaa Goor Dhaw gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Taliyaha iyo Saraakiisha ku Weheliya Socdaalkiisa ayaa Booqanaya Xarunta Ciidamada Jabuuti ee ku taalla Galbeedka Magaalada Baledweyne oo Maalmo ka hor Qarax Ismiidaamin ah lagu Weeraray.

Dowladda Jabuuti weli ma sheegin Tirada Rasmiga ah ee uga dhintay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Ciidanka Jabuuti,waxaana illaa hadda la sheegay in Weerarkaas ay ku dhinteen Labo Askari oo Jabuutiyaan ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook