opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Taliyihii Boliiska Degmada Marka oo Latoogtay

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxo ku hubeysan bistoolado ayaa magaalada Muqdisho waxay ku toogteen Col. Ismaaciilow oo mar soo noqdy Taliyaha Bosliiska Saldhiga degmada Marka.

Taliyae Ismaciil Axmidey oo sida la sheegay ku sugnaa meel ku dhow xaafadiisa oo ku taala degmada Waaberi, gaar ahaan Beerta Jaadka waxa ayaa rasaas la dhaceen kooxo ku hubeysan Bistoolado.

Kooxaha dilka Geystay ayaa isaga baxsaday goobta, iyadoo marxuumka loo qaaday Gurigiisa, mana jrin cid daba gashay dambiilayaasha toogashada geystay.

Col. Ismaaciil Axmidey ayaa mar soo noqday Taliyha Boliiska Saldhiga Marka, waxaana jagadaas ka horeysay in mar loo magacaabay Taliyaha Zaadka Gobolka Shabeelada Hoose.

Allah u naxriistee Marxuum Ismaaciil oo si weyn looga yaqaano Gobolka Shabeelada hoose ayaa dhawaan loo magacaabay Taliyaha Qeybta Gobolka Shabeelada hoose, inkastoo weli aanu shaqa bilaabin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook